TVET skills training started today at Gaari Dumar Center for Women’s Development which will last for 9 months.
This training was promoted by the international organization Save the Children.
Tababarka xirfadaha gacanta ayaa maanta ka furmay xarunta Gaari Dumar ee Horumarinta Haweenka, tababarkaan ayaa socon doona muddo 9 bilood ah.
Tababarkaan waxaa taaba-geliyay Hey’ada caalamiga ah ee Save the Children.

