Mogadishu | Axad 25 February 2024 waxaa si habsami leh inoogo qabsoomay barnaamij wacyi galin ah oo lagu wacyi galinaayo haweenka gobolka Banaadir cinwaankiisuna uu ahaa Muhiimada eey Haweenka u leedahay barashada diinta islaamka.
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Muhiimada eey Haweenka u leedahay barashada diinta Islaamka. أهمية تعليم المرأة بالدين الإسلامي The importance of learning The Islamic Religion for women.
- bymbr
Facebook
Twitter
LinkedIn